VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan - Lyrics

Indhahaa ku daawadaa
qalbigaa kugu doogsadaa
Marnaba, ku dagaalimaayoo
Ayaan la igu kaa diri maayo

Adigaa dadka kuu jeclahay
intaan dugsi kaa dhigtaan
Marnaba,ku dagaalimaayo
ayaan la igu kaa diri maayo

Sidii dayax soo baxaay
dawadaa nafta diirisaay
Marnaba, ku dagaalimaayoo
ayaan la igu kaa diri maayoo
marnaba la igu kaa diri maayo
ayaan la igu kaa diri maayo

Queue is empty
-- / --