Laafyaha lul ladaneey
lexlexi ladaneey
luga daali ladaneey
liibaan weeye adduun
Lamanehenu ladaneey
waa laan maredhoo
dabayl ay luleysaa
Laafyaha lul ladaneey
lexlexi ladaneey
luga daali ladaneey
liibaan weeye adduun
Casar liiqa ladaneey
labadeenu ladaneey aynu loolno
ladaneey liban weeye adduun
Lamanehenu ladaneey
waa laan maredhoo
dabayl ay luleysaa
Laafyaha lul ladaneey
lexlexi ladaneey
lugadaali ladaneey
liibaan weeye adduun