VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruuxaad Jeclaatay - Lyrics

Adoo joogsan waayoo jugta wadanaha gaadhiyo jiro ay ku heyso jilbahana lagu ridee Janad tii ku siin laheyd janadka midii ku siin laheyd Hadey kulaba jooginee haa haa haa jirku siduu ku noqon lahaa Ruuxaa jeclaatay oo beer jileec leh jinni kaama celiyee Hadey laabtu kaa jeedo la'aanteedu adna jab kuma laabnee Dumartaad ku jamaatee Hadu jeceylku lacag yahay jowhar iyo luul yahey maantaad isiin laheyd Adon jawab xun aan oran jawab xun adon oran Jidka hadey kuu orodo hey heey haa jees jees ma fiicnee Ruuxaa jeclaatay oo beer jileec leh jinni kaama celiyee Hadey laabtu kaa jeedo la'aanteedu adna jab kuma laabnee
Queue is empty
-- / --