VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hawshii Jacaylka - Lyrics

Howshii jaceylkan la hiitiyaa Haddimadiisaan la heesayaa anoo hurdaad I hor timaaddaa Markaan hamba baro ku haabtoon hadana toosoo ku waayay markaan hamba baro ku haabtoon hadana toosoon ku waayay kuwaay kuwaay Anoo hadrayoo hugmayaan hareeraha kaa dayaa Kaa dayaa naa hortaydaan kaa dayaa kaa dayaa Jabuutaan kaa dayaa markaan hamba baro ku haabtoon hadana toosoo ku waayay markaan hamba baro ku haabtoon hadana toosoon ku waayay Kuwaay kuwaay Annoo hadrayoo hugmayaan hareeraha kaa Kaa dayaa naa hortaydaan kaa dayaa Kaa dayaa halkiibaan kaa dayaa Adna Hodaneey habi noqoo Adna Hodaneey habi noqoo Haamadda isii taydana hoo Hada keen gacan, nolol aynu hiigsanee Illa dheel ila dheel habdho ila dheel. Adna Hodaneey habi noqo oo Adna hodaneey habi noqoo Haamadda isii taydana hoo Hada keen gacan, nolol aynu hiigsanee Illa dheel ila dheel habdho ila dheel. Hibooy kal gacal baan la hogmayaa, dumar xidhnaa baan halaynayaa Hilaac baxayaan la hadlayaa Huradada hami kugu xasuustoon Hawada kaasoo salaaamay Salaamay salaamay.
Queue is empty
-- / --