Heesta Shaah - Lyrics
Bartan istaagey
Ka baxsaneysaa
Shaahan bigeeyey
Ayay ka boodey
2x
Ma iyadan ha ugoaa
Ma kildhigan kala jabshaa
Ma hablahan wada nacaa
Ila tali ila tali dadow
2x
Bugcadan istaagey
Ka baydhanaysaa
Shahan bigeeyey
Ayay ka booday
2x
Ma iyadan ha ugoaa
Ma kildhigan kala jabshaa
Ma hablahan wada nacaa
Ila tali ilatali dadow
2x