VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beer lula - Lyrics

Hobeey burayqadii habeenkaay Hobeey bilicdaada nuurka leh Hobeey indhahaa ibuseelo Hobeey baadiyoobay awgaa Hobeey baashahaan jeclaayo Hobeey Balankaynu dhiganiyo Hobeey sheekadeeni barigii HObeey axdigii ma beerin Jaceyl aan iga ba'ayn baa Aniga iga baahay beerkiyo Hodaneey bartamaha wadnaha ee Aniga bari iyo galbeed baa Intaa kaa baafin jirayoo Hodanow igu baday galgacalkiyo Hobeey bulada iyo ciyaaraha hobeey aynu boodno caawa ee Hobeey beer lula inoo tuma inagu bidixda iyo midgtoo weliba is baahan baynu nahee Annigu aan kugu bogsadee Hodaneey igu qabo bogaaga Adigu barbarkaagu ka adkeey Inagu badanka iyo laabtiyo Ruuxayga iyo arkayga baa tahoo Anigu waan kugu balaaranahay Abdoo Baaqayga maqaloo Mar uun baalkayga imaaw
Queue is empty
-- / --