VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookhayga - Lyrics

daruuraha cirkoo da,ay daa,in shubay xareedoo deegaanka barwaaqadu uu dalku ka siman yahay doobkiyo barbaartuna reeraha dushooda dab intay shiteen diinlayda ciyaareen waxaad tahay dawadii naftaydee dookhayga bixisay dugsigayga ayaad tahay ayaad tahay durdurada laascaanood digil kaaxday oo miray dayaanka onkadkiyo shimburuhuna ay dirireen iskuduubni aadmigu raxmad ay dareemeen dibad ay ubaxeenoo digrinayso culimadu waxaad tahay dawadii naftayday iidajisay dareenkayga kicisay dookhayga dugsigaybaad tahay
Queue is empty
-- / --