VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta durbaan iyo aroos - Lyrics

Deggani waa loo dhashaa Dabeecada fiican iyo Dulqaadku sed weeyi aan Dadku dhami wada naceyn Muraayad la daawadiyo inaad dun xariira tahay Alleylahee daymadiyo dareenka jaceylka sida dushaa laga arkaa dirkii Soomaaliyeeday xumaanta tii laga daahayeey Durbaaniyo aroos Dalkeennii inooga tuma dumarkaa xulashadood darmaan xoolo laga baxshiyo nal weeyi la daariyo indhuhu ku daraan daraan sidii malabkoo da'iyo inaad dalag hooray tahay alleylahee daacadiyo damiirka xushoonayiyo duxdaadaa laga gartaa dirkii Soomaaliyeeday xumaanta tii laga daahayeey Durbaaniyo aroos Dalkeennii inooga tuma
Queue is empty
-- / --