(((Farhia fiska)))

Maamul iyo is fahanbaa meel
Sare lagu garayaa
Mabda’a la isku racaa meel
Sare lagu garayaa…..2X

Ummad aan mideysneen
Mugdi kama baxeysee…..2X

Galmudug aan hormarinee ee
Midigta is qasada oo
Kala marmi neynee ee
Midigta is qabsada oo…1X

(((Abdikhaliq m siraad)))

Magacoo la dhowraa meel sare
Lagu garayaa
Macaan keeda nabadaa meel
Sare lagu garayaa….2X

Waa madoow qabyaladi kala
Maar mineynee ee……2X

Galmudug aan hormarinee ee
Midigta is qasada oo
Kala marmi neynee ee
Midigta is qabsada oo….1X

(((Jihaan jalaqsan)))

Boqol culumo diinbaa meel sare
Lagu garayaa aa
Xaqa oo lo midobaa meel sare lagu garayaa aa…..2X

Matada iyo agoonti iyo
Maskinada daryeela aa….2C

Galmudug aan hormarinee ee
Midigta is qasada oo
Kala marmi neynee ee
Midigta is qabsada oo…..1X

(((Abdi holland)))

Mamulkoda dar illaah
Meel sare lagu garayaa
Maskaxdoo la koriyaa meel
Sare lagu garayaa……2X

Mindi mindi ku taag iyo
Murankii dhamayee…..1X

Galmudug aan hormarinee ee
Midigta is qasada oo
Kala marmi neynee ee
Midigta is qabsada oo …..1x)))

(((Dhamantood)))

Galmudug aan hormarinee ee
Midigta is qasada oo
Kala marmi neynee ee
Midigta is qabsada oo….1X

Galmudug aan hormarinee ee
Midigta is qasada oo
Kala marmi neynee ee
Midigta is qabsada oo……1X )))

Heestii galmudug version 2 iyo
Fananiintii farhia fiska iyo abdikhalaq m siraad iyo jihaan jalaqsan iyo Abdi holland } lyrics
By Dayran omar

Exit mobile version