Heesta Hami - Lyrics
Haduu Jacayl igu habsaday
Haduu hurdadii iga jaray
Haduu halka joog iyiray
Midbaa ii hilaacayoo
Hareeryada maba dayee
Halkaad hadba joogto
Niyadeedu heebisaa
Hamiga waxa iigu jiro
Inaan hooy wada galnoo
Hawada sare aan tagno
Wiil iyo hanad kuu dhalo
Abdi Honland
Hubaal Adigaa ku rabay
Hablaha adigaa u wacan
Horseed
Halboolaha dhiiga wada
Wadnahaad ku faaftaayo
..? Ku leedahoo
Hamuun baan kuu qabaa
Hamiga waxa iigu jiro
Inaan hooy wada galnoo
Hawada sare aan tagno
Wiil iyo hanad iidhashidee
Fiska:
Halyeey baad ii adi tahoo
???
Cishqiga igu heermay
Dhibaatoo igu ridoo
Hamuun baa kuu qabaa
Halyeegaga aan jeclahay
Hammiga waxaa igu jira
Inaan hooy wada galno
Hawada sare aan tagno
Wiil iyo hanad kuu dhalo
Abdi holland :
Habkaad udhaqaaqdiyo
Hanaan qurxuxdaadiyo
Hubqaadkaagaan jeclahay
Haraad baan kuu qabaa
?? Adi dartaa
Halistaad iga taal
?? aan hilmaami karin
Hamiga waxa iigu jiro
Inaan hooy wada galnoo
Hawada sare aan tagno
Wiil iyo hanad iidhashidee