Heesta Hobyo - Lyrics
halgankii calankeena
horyaalbaad ahayd
runtii lahubeee
hadafkaaa wadankeenana
horseedbad ahayd
hobyoy la higsado
hooyadii udugey
hooflow ha ilaawin tas
caaligu hadal maayo
hawshiyo dhisi mayo
hurdana ladi maayo
hobyoy hiltooniyo
howllteena lahayn
qayrkaa higsatooo
hantina dhaqankee
hagartii ka baxdee
hoohey ilmadaadaa
howl nagu reebtee
hoobyoy ha ilmeyn
hanti aan dhamaanbaa
eebe kuu hibeeyoo
hogaaga dhigayee
anigu hagran maayo
hawshiyo dhisidaada
hurdana ladi maayo
hobyoo huntooyo lahayne
hobyoy xeebtaaada
hirar aan laahyn
hirdoogloo xoqloo
alaa kuu hibeeyee
hobyoy hodan aad
ka tahay taasi
anigu hagran maayo
hawshiyo dhisidaada
hoobyoo hogtooyo lahayn