VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hodan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdi Holland
Hodan

Hodaneey Hodaneey
Cirkoo Hoori Waagiyo
Caro Aan Gureyniyo
Harko Lagu Nastaa Tahay

Hodan Maarmee
Hanaankaaga Wacaniyo
Hubqaadkaagan Quruxda Leh

Hodan Sanadkan Kiisana
Ilaahey Hakugu Simo
Habeen Iyo Dharaar
Hiigso Nolol Barwaaqaa

Hodaneey Hodaneey
Caashaq Baa I Helayoo
Igu Xeray Hoggaan Adag
Halbowlaha Wadnaha Iyo
Halistuu I Degay

Hubaal Badan Nafteydaay
Hami Baad I Galisoo
Ku Hiloobay Awgaa

Hodan Sanadkan Kiisana
Ilaahey Hakugu Simo
Habeen Iyo Dharaar
Hiigso Nolol Barwaaqaa) heestii hodan ee abdi holland
By dayran omar

February 8Dayran Omar
Bashar Xalaaloo Diin Lagu Barbaarsho
baarinimo U Dheerto Bilaahi
bilaahi Raaliya Weeyaanee..x2

Bi’imaayo Jaceylkeedu Waa
waa Mid Igu Balaartee…x2

beerkiyo Wadnaha Iyo
qabligu Ku Baahayee….x2

Barbaarteeda Hooyadoodee
xaaskeyga Baarliineey Noolow
adaa Baariyan Ku Bogee
alow Balloo Dhan Kaa Xijaab….x2

Heleey Heeley Heeley Waaya
wayaaba Heeley Heeley Waa…x2

Bogga labaad

Boqoradii Nafteydaay
bidhaantaan Ku Eegee
barbarkeyga Joogtaa
farxadii
farxadii Igu Badataayee….x2

Bartii Aad Ku Dhalatiyo Mustaxiil
mustaxiil Oo Barwaaqa….x2

beryo Inaan Ku Geeyaan
boga Aan Ka Jeclehee…x2

Barbaarteeda Hooyadoodee
xaaskeyga Baarliineey Noolow
adaa Baariyan Ku Bogee
alow Balloo Dhan Kaa Xijaab….x2

Heleey Heeley Heeley Waaya
wayaaba Heeley Heeley…x2 )

Lyrics by Dayran Omar

codkii Abdi Holland