Heesta jacaylka xasuus ka reeb - Lyrics
naftaadoon iixasalin
xiisuhu inaga tagin
xag lootagi aanay jirin
inaan kala xeebanaa
aniga way ila xuntoo
xeerdheeli aadmigiyo
xurmiyo ha katagin milgaha
wuxuunbaa la xeeriyaa
xalanwaaga ilmaha dhalan
xiliga iyo wakhtigaa isbadalay
dadkuna maaha xoordhalee
alla jacaylka xusuus ka reeb
xanuunku intuu qalbiga
xabiibi ku koobanyahay
xubnaha uu wali uxaniban
xaqooda abaal udhigo
xidhiidhka dhexdeena dhawr
naftayda adaa usii xoraa
xilkeeda uqaada karaa
cidkale xujo ha uga dhigin
xalawaagan ilmaha dhalan
xiligiyo wakhtigaa isbadalay
dadkuna maaha xoor gudhee
jacaylka xusuus ka reeb