VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaali kaali - Lyrics

waan ku goobayaaye gacalooy ku mee geesteed iga jirtaayee gurigeenu yahay naftu gama'a diidoo gidigood haweenkaba gaar uga ahaatee kaalay kaalay gabadhyahay kaalay kaalay kaama hadhaye kaalay kaalay gacalooy kaalay kaalay kaama hadhaye adigaa garaadkiyo garashiyo aqoonloo guule kugu manaystoo lagu gaadhi karinoo gurigii hargaysiyo kaa goobay sooloo kaa gaabin maayee
Queue is empty
-- / --