VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muna - Lyrics

adigay muunay midabkii midhihii janada midabkooda lee adigaa muunay macaan iyo udgoon la mataaneeyee adigaa muunay mawlaha ilaahay marwadaydii kaa dhigay adigaa muunay maalin iyo habeen halmidhidh qudha kaamaarmine maansha alllee waxad tahay masuul maamuus haween tii ugu mudnayd adigaa muunay mahuraan naftiyo miciin ii ahee adigaa muunay mawjadaha kalgacal imuquuniyee adigaa muunay farxad iyo gudoon madadaaliyo imabsuudiyee adigaa muunay milicsiga indhuhu markay aragtidood kugu maqanyihiin maansha allah waxaad tahay masuul maamuus haween tii ugu mudnayd
Queue is empty
-- / --