VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muxibo cover - Lyrics

Maalintaad baxeysee magaalada ka dhooftan muxibbo kugu jaleecoo Miyrkaan lahaa iyo maankii ku raacyee Inta intad iga ag maqantahay ma seexdo habeenkii waa soo mirkacaya Meel aan dhaweyn baa iga muuqaneysaa Yaa madi ahaninee marwadaan jeclaayee kala maarmi meynee maruun nabad ku soo noqo Magacaaga inanta leh marka loogu yeeree maqlaan soo hinqanaya Mudadeydu badanaa muuqaagu dheeraa Inta intad iga agmaqantahay ma seexdo habeenkii waa soo mirkacaya mugdiguna habeenadan ila sii madoobaa Yaa madi ahaninee marwadan jeclaayee kala maarmi meynee maruun nabad ku soo noqo
Queue is empty
-- / --