VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimco - Lyrics

Quruxda nooceda wacan Nasiib adiga u heloo Waxaad naxariis u tahay Naruuroy aragtidee Naruuroy aragtidee....2X Naqaan cidi goosani iyo Nimcaa tahay ii tahay Nusqan ka ilaaliyoo Hooy hooy nafteydu ku Nuuxsatee.....2X Miyey niyada iyo qalbigu Meel kale ku nagaan Karaan hooy hooy Meel kale ku nagaan Karaan...1X Miyey niyadi iyo qalbigu Cid kale naawili karaan Hooy hooy meel kale ku Nagaan karaan.....1X (((BOGGA LABAAD))) Nugaalo curkii helay iyo Nabaadku kaso baxay iyo Nafteyda waxaad u tahay Sidii nugul omanoo Sidii nugul omanoo....2X Xareedu ku nuuxsati iyo Nasiibki iyo calaf Haddeey nimcooy igu kaa Simeen eeh eeh horaan nidir Ugu galee.....2X Miyey niyadi iyo qalbigu Meel kale ku nagaan Karaan hooy hooy Cid kale naawili karaan....2X ))) lyric by Dayran omar
Queue is empty
-- / --