Heesta Raaliya - Lyrics
Raasamaalka guurkiyo
Raaxada aduunyada
raaliya ninkii hela
raganimo ku faanee ~
Haa haa....2X
Nafteydaa ku raacdee
Waa runee waa runee
adne ha iga roorin...2X
(((BOGGA LABAAD)))
Geel rimay ninkii sugay
Raadsaday markuu dhalo
Danberkiisa maala
baahida Ka reystaa ~~~.....2X
Nafteydaa ku raacdee
Waa runee waa runee
adne ha iga roorin....2X )))
lyric by Dayran omar