sida madax maan RABIGAY ku shabayo raysiyo xareed ubax raaracoo caleemuhu ruxmanayaan
lagu reeya oo ruuxii arkaa rubadiyo qalbiga naftu raali noqon
rajadaan qabaay rug barwaaqiyo reer lagu nastaay aan raaxaysanee hoo jacaylka roodaay