VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sagal - Lyrics

sarajooga bilicdiyo suuradaada quruxda le rabibaa ku siiyoo sikastoo laguu dayo siyaadaad uleedahay seexan weeyey awgaa saqda dhexe habeenkii la iikaa sawirayaa sidaan ahayba mooyee cishqi aan salguurayn sagalay kalgacalbaan kuu sidaa sagaley samaantaada badaniyo murtisoorka gobanimo sanjibaad uleedahoo soomaalaad ka dhalatoo dhaqan saafiyaad leedahay saablayda hoosiyo sanbabada dhexdoodiyo dhiigaygaad ku saaqdee sidaan ahayba mooyee cishqi aan salguurayn sagalay cishqibaan kuu sidaa sagaley
Queue is empty
-- / --