VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sandulaad qaran ku noqon - Lyrics

duriyadaan sugaynay haduu saatir nagu simay somalilanay horay usoco hasoo noqon somaliland x2 umad masamirtayoo sumal haadayoo sad koodii ladhacay haday saahidiin yihiin u sujuuday eebahood gacmo sare utaagaan sareeyuhu ogow sina uma qadshee x2 duriyadaan sugaynay haduu saatir nagu simay somalilanay horay usoco hasoo noqon somaliland x2 sakaalaha cadaawaha surmo seeg tadaa baday sadkana xor baan ahay saxariirka beeshiyo siliciyo dhibkii shalay maantaad sixi kartaane walalaha sinaaday somaliland ku caan tahay x2 duriyadaan sugaynay haduu saatir nagu simay somalilanay horay usoco hasoo noqon somaliland x2 saqiirkiyo kabiirkii ka sabaan la aragee ku silcaayo dibad uun noloshay sameesteen suuqyada magaalada sida uu dalkii yahay nabadiyo samaantay somaliland ku caan tahay x2 duriyadaan sugaynay haduu saatir nagu simay somalilanay horay usoco hasoo noqon somaliland x2 salaadiin wax garadoo madaxwayne suganoo shacabku soodka siiyeen xisbiyada siyaasada guurti suubanoo dadku saacideenoo sicad wax utilmaamay somaliland ku caan tahay x2 duriyadaan sugaynay haduu saatir nagu simay somalilanay horay usoco hasoo noqon somaliland x2 somaliland socdaashoo samadaa dusheediyo xidigahay ku socotaa soonoqona maysee sinaan iyo walaalnimo aan kala sareen jirin samaantiyo wanaaga somaliland ku caan tahay x2 duriyadaan sugaynay haduu saatir nagu simay somalilanay horay usoco hasoo noqon somaliland x2 qaran nabad ku suganoo calan suran dushoodoo sareeyoo nusqaameen hawadaa sabeeyoo towxiidkana lagu sugay seermo wayda khayroo umadu ay sugaysay somaliland ku caan tahay x2 duriyadaan sugaynay haduu saatir nagu simay somalilanay horay usoco hasoo noqon somaliland x2 ciidan seexad diidoo degta qoriga saaroo xuduudaha sugaayoo sawaxankiyo aragtida socodkooda oo qudha ka sasaan cadaawuhu saaciday dalkooday somaliland ku caan tahay x2 duriyadaan sugaynay haduu saatir nagu simay somalilanay horay usoco hasoo noqon somaliland x2 sara kacoo dhamaanteen saatir mahadii weeyee calankana salaama sacabka ugaraacoo sideed iyo tobanka may waa xasuus ugaaroo sooma jeestayaashay somaliland ku caan tahay x2 duriyadaan sugaynay haduu saatir nagu simay somalilanay horay usoco hasoo noqon somaliland x2 aan usamaadoo saka nuuqay caanoo saldhigiisu yahay wiil sees kiisu yahay dhaqan socodsiiya howshoo culimadu saxeenoo saacideen wax garadkuna somaliland ku caan tahay x2 duriyadaan sugaynay haduu saatir nagu simay somalilanay horay usoco hasoo noqon somaliland x2 sharci diiwaan ku suganoo umadu ay usiman tahay socodsiiya nabad sugan sad bursiima siinayn qofna sadkii ka qadinayn culimadu saxeenoo beeluhu saxiixeen somaliland ku caan tahay x2 duriyadaan sugaynay haduu saatir nagu simay somalilanay horay usoco hasoo noqon somaliland x2
Queue is empty
-- / --