VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa toogada hayee - Lyrics

Toolmoon hoon hablaha ka tilmaamaneey
toolmoon hoon hablaha ka tilmaamaneey
xaragada la tiicdiyo ALLA ALLA qurux kugu tidcee

Turigaa baxaayaayiyo tufaax ug taan rabaay
Toobihi baa iga lumee waa run
maad itusi waxaan tirsado

Cishqii aan iga tageeyn baa
nafteeyda ku taaganoo
adaa toogada hayee

Miyaadan iga tiirineen
miyaadan ila toosineen
adaa toogada hayee
miyaadan kaba tiirineen
adaa toogada hayee
miyaadan kaba toosineeyn

Yartii hii ii aniga i tumaatidaay
Tabaalaha waayunhuna
habeenba habeen habeenba nin beey turqaan

Jacayl baa igu tarmoo dareenka jirkaa ku tabayee
hurdadii way iga tagtoo - waa run
waxaan tiriyaa waqtiga

Cishqii aan iga tageeyn baa
nafteeyda ku taaganoo
adaa toogada hayee
miyaadan iga tiirineen
miyaadan ila toosineen
adaa toogada hayee
miyaadan kaba tiirineen
adaa toogada hayee
miyaadan kaba toosineeyn

Lyrics by: Ikraan

Queue is empty
-- / --