jacaylka wadaan laha
isu weheshadban lahaa
wanaaji inantaan lahaa
wadnaha ku qabo baan lahaa
WAYNAHA baryabaan lahaayee
aroos daabacban lahaa
wankii kuu qalbaan lahaaye
ala waglada ka tumabaan lahaaye
halkaan kuu waday ka waabtayee
nabsigii wuu iman waayahee
warkii iga dhamaysaye
xageebuu ku waabariistay
jacayl ha waaraan lahaa
wagira taladaan lahaa
wiirada ka jirbaan lahaa
samaha ku wadbaan lahaayee
ka weeci dhibtaan lahaaye
waxyeelo nacbaan lahaaye
ala waraabi runtaan lahaaye