VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacaloy - Lyrics

jacaylkaa muliyo goday caashaqa gawoow u dhashaa iga gaagaxee god walaalnimiyo gacaltooya aad gar u leedahay kula gees maree jacayl gaamuriyyo goday caashaqiyo iga gaagaxee gabaguun ahiyo go'aan waalidba geed igu xidhee i guhaadiyaa geed igu xiree waxba geysanine gocashada jirtiyo guurta umad lihi gol haduusan garab gacaloy iido marlabaad geesi noqo nasiib goori lihiyo gurmad ii ahban garab ii ahbaan gabayoo gurdee guri aan dhistiyo gogol raaxo leh gogol ii dhistaa gabalka u dhacee gabaguun ahiyo go'aan waalidba geed igu xidhee i guhaadiyaa geed igu xiree
Queue is empty
-- / --