VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hab ku soo dheh mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdi Khadar Hasan
Hab ku soo dheh

qalbigaaga ho idhi
kaygana ka soo helay
hoodadii kalgacalkee
hamuuntiisa waxaan
qabay bilo iyo habenynee
hurdo waayey awgaa
halistiinii gaaree
ma harsado daraadaa
dhuunigiina hiifee
ana hay hungeynoo
hay heerin nacabkee
walaal hayga hoos gelin
hog galihii jacaylkee
hab ku soo dheh caashaqa
qalbigaaga hiif yidhi
kaygana ka soo helay
hebad yahow xumaantee
hubsiimo hal siistaa
nin ragihi habeyn yahow
hubuq tidhi daluun dheer
adigoo hadraayee
hilbkaaga ha u dubin
haw haliilin cunistoo hooy
la halaanhal qayrkaa
haween waayi mayside
hore usoco nasiibkaa
geyaankaaga waad heliyeey
u hub qaado meel kale
halis weeye caashaqu
hooto waa ka daran yahay
hadalna kaama yeeloo
waa kii halyeeyadii
hodan iyo cilmi dilay
hillin waa halbawlaha
igu habaya dhiigoo
haamaha wadnaha iyo
gaarsiinin hanaqee
ana hay hungeynoo
hay heerin nacabkee
hadimadii jacaylku
hadii ay ky hayso
kaaga hiilin maayee
hataq haysku tuurine
ha ku dhicin haabaantee
hindisaha ka saaroo
hay hawaysan anigee
haabashada tartiibsoo
hedadana ha goynee
ha is jararin halbawlee
hareer iiga leexoo

codkii Abdi Khadar Hasan, Halimo Khalif Magool