VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahal - Lyrics

igu soo sirgacanaa jacaylkan sabanadan soorba aan u daayeen uga soomay oontii caashaqu sidiisaba marna igama suuline sidiibuu halbawlahaa sunta ugu saydhshaa sidiibuu kalgacalkuna wali ii sitaayoo hurdo seexan waayee sidiibaan sabaalada sida sabi caruuroo socod iyo dhaqaaq baran nafta kugu sasabayaa "adiguna sidaadii surinkaan istaagaba igu saydhay gacantoo salaantiyo bariidada sahal ma iila dhaaftaa" caashaqu sidiisaba sidaad mooday maahoo si yar kuma tagaayee hadii aad sal fududahay samir waan ku daalee sabadaad u jeceshay ka saldhigo aduunyada
Queue is empty
-- / --