VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beeni Raad ma leh - Lyrics

Ratigaa hayin aheen aqalkoo ridaayee dadka lama dirsanee dumarkuna ramastiyo ramas geel nin maale kaa racayaanee qalbigeyga tuu rabay raaliya ma noqotoo runta kaariwayee anna waa isracshee riyada iyo hurdada baas ayaa beer ku oodee xalay baan riyaqoo ruxaani ii timid radkeeda gurayee anigiyo raxmoo qura ayaa ayaa na isla jognee beni raad male ha haa haa beni rad male haa haa been allow run ma madodaye haaa haaa Roobkii da'aaiyo raxada aduunyada ani weyga raagtee risiqii lii qoray geed buu ku raarmoo rees kaari waayee watiqu iima roonee raga iga saaree dhanna ii ma ridayee rasimaal la heestiyo maal liis ku xiraa kala reebay dunidee wax dhabaa rafadoo rucla orad ku daaloo racdeeye gabadhee dantaa ii run sheegtee raganimo ma waayini beni raad male ha haa haa beni rad male haa haa been allow run ma madodaye haaa haaa cirka nimoo ku reemoi gou uu rusheyaa dad la rooray baan ahay bada oo is rogi oo biyuhu halkaas jogaan dhaguhu waregsameen dahmeestir
Queue is empty
-- / --