VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ajaajiina - Lyrics

i love aas ka bilaabmaa asalkiisa jaceyl ku ogaa amoore waaa ku abuurma anaa kaam ooli karaayee uurkaad iigu taalaa ogaaw ahlan axibak aboow axlan naas adaa ii ahee anaa kaa aalan maayee axdigaa waan oofinaayee ajaajiina ajaa ajaajiinaa ajaajaa ilajoog jilbaha isaar habakoo jaas ila dheel jahadaad iqaadayee ujanboodayee aawadaa axdigaaga waa oofihaahe ereygaaga itidha waa u istaganhee markaan amarkaaga madiidinee adi waaye ishaaradaydee aqal asaas laheen ma adkaado ooftii caashaqaagaan la irdaranahee aan aan la ildaranahee ubax soo udgaayiyo uforoobad itahee ajaajaa ajaajiina aajaaja ajaajiina afaridoodka iyo abeeska ana aadi kookale asalooti iigu amow agagaarka ulasheeftee
Queue is empty
-- / --