VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fidno - Lyrics

fidnada dhaaf famili wacan dheh fahiima filsan dheh faras cadaan dheh fariid wiil dheh farxad baan kaa codsanayaa falaahta feedha feedhay i sudhantee dhiigay fatah lehh fagaaro walbooo facaygu joogaan fadhiyi kara waa fadeexoobay waa waxaad fashayee furiin baan kaa dalbanayaa shaydaanbaa intuu fiid dheer i fuulayoo foox intuu igu shiday fiir fiiri igu yidhi aad faaididee faraqaan ku haystaa farxadii ubadkeena ha iga fogayn fiicnaan lahaydaa hadaad i fahmi layd fulkaantan igu shidan furaash dumar kale isku fidisay anoo kugu filan faaido ma lihide waryaa ma lihide dhagahan kaa furaysanaya walee fashilmaye anigu fashilmaye facay wuxu falo fal baan islahaa fudayd badniyaa kamaan fiirsane waxaad i fartaan fulinayaa fursad baan ku siin faxshar baad ku furi fogee fayraskeeda fidmay wadataa faduul bay rabtaa waan furi midaas faceed iiga roon marna hay fogayn anoo foyaw iyo adoo laabta ii furay fiicnaan lahaydaa hadaad furtood faraha ka qaado cafis baan fidinayaa
Queue is empty
-- / --