Ayaantii kulahaa
Axdigeena adkeey
Eeed maan lahaa
X2

Asagaa mid eheen
Aad ishaaratayee
Eeed maan lahaa
X2

Aroosaan lahaa aqal
Geesaan lahaa is og-
Aadaan lahaa isku
Uur noqdaan lahaa
X2

Akhyaartiin udiree
Aqbaartayda wadeen
Ma arwaaxininee
X2

Ehel keedaa yiriyee
Ogol kaaga miyaaa
Maya ay kutireee
X2

Aroosaan lahaa aqal
Geesaan lahaa is og-
Aadaan lahaa isku
Uur noqdaan lahaa
X2

Exit mobile version