VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Darmaantaan jeclaay - Lyrics

Darmaantaan jeclaayo doog iibaxayaay Dumar ugu fil rooneey Dugsigaan hadhsanayaay Ilaa xaduulkii nabi aadam Dadku wuu is baran jiray Duufaan jacayl iyo Damacbaa dhex mari jiray Aniguna dirkoodii Dookhaygii sheegtaye Danbi kale miyaa dhiman Da'yarkaan jeclaayooy Xareed iida'aysaay Dugsi caafimaadeey Dawadii naftaydaay
Queue is empty
-- / --