Haybis kaagaan
Howshayda uhilmaa-
Mayoo hubaal waaye
Inaan kaa haraynine
X2

Hud hud maa halayn
Karaa hadaf keena
Hagaagayee haniyay
Ila haaay x2

Hab isoo dheh ha-
Muunan ku qabaaye
Hurdo waa iga haade
X2

Hanaan qurxoonay
Hareerahayga imaaw
Haween iyo maalin
Ila haay hilaac badnay
X2

Halis waaye hiil jacayl
Had iyo jeer ila hiiliyay
Haniyay ila haay x2

Hab isoo dheh ha-
Muunan ku qabaaye
Hurdo waa iga haade
X2

Exit mobile version