Markay ku doon doonto
Ku dooratee dunidan
Macan waa deeqsiyee
X2

Malaysku daaliyoo
Markay kudiidee waa
Loo dulqataa dantaada
X2

Dabinaa laydhigayoo
Daliil ma haastiyee
Daadaa iqaday dadow
Doc iiga tuureee
X2

Dul qadan waayo
Dugaaga maan la soo
Dersaa duurka maan
Galaa x2

Maduubaha darintaydiye
Deegaanka waa layga
Dayriyee x2

Dabinaa laydhigayoo
Daliil ma haastiyee
Daadaa iqaday dadow
Doc iiga tuureee x2

Damiirka miyaa door
Soomayoo mise anigaa
Laygu soo dagee x2

Dulmiga qaarkiis ma
Daahire in la iidaraadan
Dareemayee x2

Dabinaa laydhigayoo
Daliil ma haastiyee
Daadaa iqaday dadow
Doc iiga tuureee x2

Exit mobile version