Heesta Muqaalifo - Lyrics
Wakhti dheeraan ku
Waydihaayoo wajig-
Aaga arko igu wac-
Nayde
Ma waalanin waxna
Iimay dhinee wayraxa
Jacaylbaa isoo wadee
X2
Weheshigaaga hadii
Aan waayaan wareer-
Ayoo wabi guuxaan
Wado umoodoo wiyishiyo
Jeertiyo yaxaaska war
Laqabaa xiiso malahe
X2
Wacad qofkii gala
Waayahay yiraahdoo
Inuu wanaajaa waajibe
X2
Warankii tuurtaa igu
Wareentee wabaayad-
Iisaan la wal bahaaree
X2
Weheshigaaga hadii
Aan waayaan wareer-
Ayoo wabi buuxaan
Wado umoodoo wiyishiyo
Jeertiyo yaxaaska war
Laqabaa xiiso malahe
X2
Walaalnimo iyo waxan
Wadaagno wada jir
Keenaa igala waynee
X2
Ku waaniyoo wacdi
Kuu dhigee wadeeco
Maan waacaystaa
X2
Weheshigaaga hadii
Aan waayaan wareer-
Ayoo wabi guuxaan
Wado umoodoo wiyishiyo
Jeertiyo yaxaaska war
Laqabaa xiiso malahe
X2