VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalamjalam - Lyrics

Wixii aan jab soo Maray jeexyo aan Ka dhaadhacay ama Jaho wareerayee Marbaan jidhidhicoda Jidhku i dubaaxshaa Intaan jaw idhaahdaa dib u jeeha laabta jid kaan maraan jee- Daaliyaa anoo jilcani Yara jilib sadaa Sowtaan jiidhay halistii Xalay jalalad kaygii Miyaan jahada la ii Dhigay Qalam jalam jalam Qalam jacayl kuye Sow kan jiirta ila koray Jarka dacalka iga lulay Ha soo jeedsan igu yidhi Jamaal qurux wanagay jowhar iyo luulaay hee- Dhe jow haradiiyay mar baan hadalka jooja Anoo jiitamaayaan inta Aan janjeedhsado orod Jagac ka siiyaa Jid kaan maraan jee- Daaliyaa anoo jilcani Yara jilib sadaa Sowtaan jiidhay halistii Xalay jalalad kaygii Miyaan jahada la ii Qalam jalam jalam Qalam jacayl kuye Sow kan jiirta ila koray Jarka dacalka iga lulay Ha soo jeedsan igu yidhi
Queue is empty
-- / --