VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaf - Lyrics

Ciro iyo wad mooyee Cimri iyo aduun yadan Caqli iigumuun hadhin X2 Misnee caawa kahorow Cindigayga muugalin Caashaqa haween kuye X2 Dookhii cilaalaa caal iyo Candhadagee car carta Iyo xiisaha caga dhigan Ba waayee x2 Curub yahay baxaysaa Cidba kuuma quuree Cawo dhalad hadaan Ahay calaf baa ikaasiin X2 Tumashiyo ciyaar iyo Cadaloolka gaab siga Inkaston ku caan baxay X2 Cadradii hablaha ugub Qurux igu cajabisaba Caweeskii makaan jiray X2 Cudurada jacaylkiyo Cilad baan lasoobaxay Aragaagii curiyoo soo Ciiray haatane x2 Curub yahay baxaysaa Cidba kuuma quuree Cawo dhalad hadaan Ahay calaf baa ikaasiin X2
Queue is empty
-- / --