VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dagan - Lyrics

Daganay aduunyada Waxa dumar kunool Kaa doortay adigoo X2 Daruur ii hilaacdoo Qalbigayga deeqdoo Idawaysay bad tahay Inkastoon ku daayacay Kuma dayni karayee Ha idayrin adiguna Waan kuu diyaar ehee X2 Dabeecadaada wacan Baa darmaan yahay i Deeqdoo mid kaloon La dadab galo nafta Kama dagaysee x2 Dadaal waxan ugalaya Mar inaan dib kuu helo Ha idayrin adiguna X2 Mar hadan ku daayacay May dhamaan duniduye Ha dag dagina iisamir Kuu daacad baab ehee X2
Queue is empty
-- / --