VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faisa - Lyrics

faysaay aqoontiyo fahmadaada wacaniyo fiiradaadu dheeraa niyadaada faxaniyo wajigaagu furanaa ficilkad u dhalatiyo maqalkagu fududa qalbii kuu fayowba faaladaada jecelo dadka kaaga faanee farxadii naftaydaay aynu ful jacayliyo fargalka isku galinee hoo furaha caashaqa iga hoo falaadhaha cadceediyo ubax baalka furay iyo fad arooryo da ayaa siduu kuugu faafuu jacaylkuugu fidaybu ana labada fiid cawl fadhi iigu diido wakhtigaan filayniyo fursadeni timide faraj weeyi khayr qaba
Queue is empty
-- / --