VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ladan - Lyrics

Kacaan kan isdoor Tayee kalgacayl isku Guursadow ilayska Iskaashadow karaa- Maysan baatihiin Ladan iyo liibaanow X2 Adaa koos qurux Sanay hablaha koon Kani kunool adaa Ukoreeya oo dhaman Koobsaday amaan X2 Hobeey ducaan kow Ka oran hobeeya hob- Eeya miskax koobi Karin hobeya hobeyaa X2 Farxad ayku dheehan Tahay kun jeer baad Mudan tihiin x2 Arooskii lagu kulmee Kal iyo laab diiran leh Kuli waayeel wada far- Xaan kariim ha idinka Yeelo ladan iyo liiban X2 Guurkiina hibaan nidh- Ee ku fura kaltuun iyo Suhayb kalsooni reer Ku dhaqan kasbada Wada jire ahaada x2 Hobeey ducaan kow Ka oran hobeeya hob- Eeya miskax koobi Karin hobeya hobeyaa X2
Queue is empty
-- / --