VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rafaad - Lyrics

jaceylku rafaad badnaa markuu qalbigaaga rabo wadnaha ruux kuu dagey la raadiso ubax qurxoon anoo rucubtii kalgacal mudo larucleynayoo markuu raasamaal arkaba afkuba maba rogee uurkeygu wuxuu rababa afkeygu kala rooreyaa rafaad iimuqdabaan naftana raaxo uga dhugaa maxaa ibaraya jaceyl niyadu way raacdayoo marnaba kama treebi karo dawana rajay haysataa rug bay nolol qaybsadaan intuu waagu soor odhan anoo raba oo unugul riyaaq nololeed uqaba qalbigu wuxu riixayaba carabku maba soo rogee uurkeygu wuxuu rabaa afkeygii kala roorayaa rafaad iimuuqdaba maxaa iimuqdaba
Queue is empty
-- / --