VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saredo - Lyrics

sareedadii haweenkay neeflaho idil marna kulama simayo dhamaan waad u sidata sababtuna waxay thaay suuradaada quruxiyo edebtaada suubane saatir kugu manaystay sirma waydo curato saxansaxo soo udgoniyo ubax soo guxaaya tahay saredo hadii aan u saakhiyo suuradaada gacaloy sasabin naftaydani hurdo habeen ma sexdo waan saamalayla adaan kugu sahmiyayaa intayna suleekhay heesahayga laafyaha sadka calaf wadaagney adaa ugu sareeyo hidihii samaayiyo somali dhaqankeed aan sagsaagina abidoo jabuuutina ku suganoo samsam iyo barwaaqiyo sumadiyo wareeniyo sumcadii haweenka tahay sareed hadii aan u saakhiyo suuradaada gacaloy sasabin naftaydani hurdo habeen ma sexdo waan saamalayla adaan kugu sahmiyayaa
Queue is empty
-- / --