VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa hubaal dawooy - Lyrics

Waa hubaal dawooy Dumarkaba dhamaan Da'daa kaa xushee Waa hubaal dawooy Dareenkiyo qalbiga Adaa doojiyee Damqadoo jacaylbaa Igu kaa diraayee Duntaan kugu xidhee Duco waalodiyo Duul culimobaa DAA'IM kuu baryee Aan dabaal dagnoo Nimco durduuranee Dacalkaaaga qabo Waa hubaal dawooy Sida ubaxa doog Kuu daawadee Waa hubaal dawooy Dar xareeda iyo Midab dahabkiiyeey Daryeelkii naftaay Deegaan lagu dagiyo Dugsi lagu dakeeyo
Queue is empty
-- / --