VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aniga hawlahaagii - Lyrics

adoo haraadanoo biyo haysanoo ku habaabay oonkani hogoli meel dheer haday ka hoorto amuurahaygiiba hada i hareer fadhiistee aniga hawlahaagii iima aad hanbaynin adoo hiigid laa habeenimo galoo hiigsanaaya meel dheer halkaad maraysaa halis haday tahay hamuun waxay tidhii hadmuu hororku qaadi adoo hiyi la'oo cudud haysanoo nacabkaa ku helay adoo hooto waran halyay kuu qabsado hamuun waxay tidhaahda hadmuu halista gooyaa ma hadhee huqdu ninka ay heshee hoyaayoo walee hurdo uu gamiyo hadhac waa ka duul mahade hadii laba reer kala hadho adaan kugu hamiyayaa
Queue is empty
-- / --