VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Horta waa abaalkaa - Lyrics

waan kuu hanwaynaa kuu heelanaan jiray haween kuu jeclaa oon hiil iyo hoo haybtaada taagnaa hagarli i walaahiye hadalkaagii macaanaa hilaadaydii toosnayd adaa haw kayidhiyoo hir lagaaga baaqee horta waa abaalkaa hadimada ku gaadhiyo waxaad hawl lakulantee maka heestay ceeldheer waan kuu hogaansamay kugu soo hamiyi jiray hadba kugu warwari jiray oon hoos iyo guud hawlahaaga wadi jiray hor Ilaah walaahiye hamadii aan kuu qabay hiladaydi toosnayd adaa haw ka yidhiyoo hir lagaaga baaqe hadalkii macaanaa hilaadaydi toosnayd adaa haw ka yidhiyoo hir lagaaga baaqe horta waa abaalkaa hadimada ku gaadhiyo waxaad hawl la kulantee ma ka heestay ceel dheer
Queue is empty
-- / --