VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shir - Lyrics

shibbaa igu haboonayd dibnahoon shakaale wuxuu sharafki iga lumay caqli jiray shaniyo toban markii aan la shawree shaw ileen haweenkubaa shir ma moodo caashaqa shil haduu ku haystee waan kuu shareeree waxaan shalyto kugu idhi inaad dumar shirkoodiyo ka dhex sheegto ma ahayn sharftidaadi heedhe waxa shiday naftaydii ama dhididka iga shubay nabarkaan shaqlaaayaad shaacii ka qaadee
Queue is empty
-- / --