VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sumi sory - Lyrics

Dadka qaarbaa jira Xumaheena raadshoo Qalbiyada is jecel Sii kala dilaayee Xidhiidka dhexdeenana Xaasidkiisa weeye Qadar ALLE waa halkiisee Wixii qalad dhacay hadaan saxaya Ana qaatay qaladkayga Sumi sory mcn sory bebe sory Rali iga noqo Sumaya qalbigan kuu nugul Adna waligaa ha ka quusan Qurayshtii haweenkana waa adiga Qalbi miyaan kaa ahaan karaaya Sumi quruxbaad tahay Ana kugu qaatee Qalbigaad abaartoo Igu qaalibaadtee Xumaan kuuma quudhee Qaalidii naftaydaay
Queue is empty
-- / --