VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadkaan ila hadlaayee - Lyrics

dadka ila hadlaaye dooda ii furaye aan dareemin buurhaa cishada iga saaro jacayl ig da'a weynba dhagta la ii xidhaayo daandaasigii hore dabayluhu i qaato i dulinduceeyo gebi degan geeyo bogan igu daboolo ma daneeyo gaajada geenyahana ma daydayo socodkana ma daaro oo gedooda ma moode waxaan aniga ii dana iyadana iyaaya intaa ay i deeqde deeqa iga maqan taay kuma daro ruux kale aan dhudhuunta dhaxante dadka igu diraaye igu diraya doqonta xuma ii daboole dab la shido inan galo inkastoon daldalataan ama hadala dudubistan dabka ila dhaafo ha ku daaline daya inan diiday waa rune waxa aanan dooneyn la iguma dirqinayo dabi maayo reerka hore ugu dadaale waxaan aniga ii dana iyadana iyaaya intaa ay i deeqde deeqa iga maqan taay
Queue is empty
-- / --