VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Layiri Layiri - Lyrics

la yidhi kaftan reer magaal runtu kaabiga u yahay kor waayeel wada indhee ogaan iyo ula kac baad kabaha ugu joogsataa hadana kamacbaa tidhaah kibirow ha jabin war hooy hakala ridin caashaqee aan wada kool koolinee kaalayoo kaalintaada adkee ku sheegayee kalsooni kalsooni laba is jecel waxay korisaa niyada kalgacalkay baanataa karkaar wedaarintiyo kulaylkuna wuu dhibaa ka reeb ka dar bay dhashaa kibirow ha jabain waar hooy
Queue is empty
-- / --