VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Somaali somaalibaa leh - Lyrics

Soomaaliya Soomaali baa leh Ninkii kala saar lahoo Ninkii kala sooc wadoo Ninkii si xun ufakiroo aday taladii ku seegtooo Sidaad moodaysay maahee War hooy Soomaliya soomaali baa leh Sareedo haday ku waarto Hadduu silac iyo dhib gaaro Samaantayda iyo xumaantayda Soomaaliya soomaali baa leh Soomaaliya Soomaali baa leh
Queue is empty
-- / --