VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ugaaso - Lyrics

jacayl ayaa tiin lehban abuuro waa ogeydoo inta udugu ku mudayo ilaasho waan adkee abaydii sidii u dhowroo markaan ku laha ugaaso ujeedo fogban lahaa afeef horaan lahaa amaanada dhowr lahaa markuu ubaxii isgaadhay marku intifaac ka joogo maxaa urxumada keenay maxaa oyadaal xirdiiday dagaal loogu ogayo maxaa loo qiimo shegtay yidhiba aflagaado keenay abaaldaraneey hadaad u jeedo xinkaad u buuxday ilowsha dhawoo khadray dhexdeena ka ooganoo wuxunbay u guubo racdo anigu kaa arsan maaye illahban talada saartay ilfuxshu kaa diloo irbadu way laguma qalo ogaalba makhraati fiican eexana waa laga tagaa iimanka lagu dagaaye markay oomani ku fuushay arooso fogban lahaa irmankeeda foganee agaa ma curan lahaa
Queue is empty
-- / --